SOMALI NEWS

Maraykanka oo dagaal aan hore looga baran ku qaaday Talibaaniyiinta dalka Afghanistan.

Maraykanka oo dagaal aan hore looga baran ku qaaday Talibaaniyiinta dalka Afghanistan. »

Ciidamada Maraykanka ee ku sugan dalka Afghanistan ayaa lagu soo waramayaa in ay ku qaadeen weerkii ugu xumaa ee abid ay ku qadaan gobolka Helmand ee dalkaasi, kaas oo lagu ugaarsanayo Talibaaniyiinta.   Ciidamada Maraykanku ayaa waxa...

July 2 2009 / No comment / Read More »
Ethopia oo sheegtay in aysan cabsi ka qabin weerar uga yimaada Xarakatul Mujaahidiin Al-shabab.

Ethopia oo sheegtay in aysan cabsi ka qabin weerar uga yimaada Xarakatul Mujaahidiin Al-shabab. »

  Dowlada dalka Ethopia ayaa sheegtay in aysan cabsi weyn ka qabin weerar uga yimaada xarakatul Shabaabil Mujaahidiin,kadib markii ay maalintii shallay gaartay hanjabaad.   Xukumada Malaz Zanawi ayaa haatan ku howlan sidii ay u difaaci lahayd dalkeeda...

July 2 2009 / No comment / Read More »
49 guuradii 1da Luuliyo oo lagu maamuusay calan saarid aqalka looga arrimiyo gobolka Ohio (Ohio State House)

49 guuradii 1da Luuliyo oo lagu maamuusay calan saarid aqalka looga arrimiyo gobolka Ohio (Ohio State House) »

Ahmed Hosh (Luuliyo) Columbus, Ohio:  Calanka Soomaaliya ayaa si rasmin ah looga taagay aqalka looga arrimiyo gobolka Ohio ee looyaqaan Ohio State House. Calan saarida ayaa lagu maamuusayay maanta oo ku aadan maalintii xoriyada iyo...

July 1 2009 / 1 comment / Read More »

RADIO LUULIYO

Barnaamijta Radio Luuliyo waxaad kala soconkartaa WCRS 102.1 & 98.3 FM magaalada Columbus Ohio. Waxaad nagala Soo Xiriiri kartaa info@luuliyo.com

ENGLISH NEWS

Columbus now 16th-largest city »

Columbus now 16th-largest city

By Erin Dostal THE COLUMBUS DISPATCH Columbus is still growing, but not as quickly as some of the nation’s other large cities, according to data released...

Jul 2 2009 / No comment / Read More »

US job losses worse than expected »

US job losses worse than expected

The number of jobs lost in the US last month came in at 467,000, which was much more than had been expected. The jobless...

Jul 2 2009 / No comment / Read More »

Jackson lived like king but died awash in debt »

Jackson lived like king but died awash in debt

By RYAN NAKASHIMA and ALEX VEIGA, AP Business Writers ...

Jun 26 2009 / No comment / Read More »

Mystery surrounds Michael Jackson’s sudden death »

Mystery surrounds Michael Jackson’s sudden death

Reuters, Jun 26, 2009: One day after Michael Jackson’s sudden death, speculation was already turning to what killed the 50-year-old “King of Pop” just...

Jun 26 2009 / No comment / Read More »

Ahmadinejad compares Obama to Bush »

Ahmadinejad compares Obama to Bush

TEHRAN (Reuters) – President Mahmoud Ahmadinejad accused Barack Obama on Thursday of behaving like his predecessor toward Iran and said there was not much...

Jun 25 2009 / No comment / Read More »

Somalis watch double amputations »

Somalis watch double amputations

Hardline Islamists in Somalia have carried out double amputations on four men for stealing phones and guns. They have each had a hand and...

Jun 25 2009 / 1 comment / Read More »

UK Muslims split on Taliban fight »

UK Muslims split on Taliban fight

A survey of British Muslim opinion for the BBC has revealed significant divisions over the conflict with the Taliban in Pakistan and Afghanistan. Three-quarters...

Jun 25 2009 / No comment / Read More »

PROGRAMS

Nasiibdarada Calanka Damiirlaaweyaasha »

Nasiibdarada Calanka Damiirlaaweyaasha

C/Naasir J. Waandaa: USA. Maanta oo taariikhdu ahayd 07/01/2009 ahaydna 49 guuridii kasoo wareegtay xiligii wadankii Soomaaliya ka xoroobay cadawyada soo jireenka ahaa ee diimeed ayaa ahayd maalin mugdi uu galay calanka qarankaas jirijiray taas oo ahayd markii ugu horaysay ee calankaas loo diido ciidii...

Jul 2 2009 / No comment / Read More »

49 guuradii 1da Luuliyo oo lagu maamuusay calan saarid aqalka looga arrimiyo gobolka Ohio (Ohio State House) »

49 guuradii 1da Luuliyo oo lagu maamuusay calan saarid aqalka looga arrimiyo gobolka Ohio (Ohio State House)

Ahmed Hosh (Luuliyo) Columbus, Ohio:  Calanka Soomaaliya ayaa si rasmin ah looga taagay aqalka looga arrimiyo gobolka Ohio ee looyaqaan Ohio State House. Calan saarida ayaa lagu maamuusayay maanta oo ku aadan maalintii xoriyada iyo midnimada ummada Soomaaliyeed ee 1da Luuliyo ama sanad guuradii 49...

Jul 1 2009 / 1 comment / Read More »

Xuska Maal-maha Taariikhigaa 26ka Juun & 1da Luuliyo »

Xuska Maal-maha Taariikhigaa 26ka Juun & 1da Luuliyo

Bisheebaan Ku ladnay Bisheebaan Liibaanay Bisheebaan Libtii Haleelnay Halkan Ka dhagayso Barnaamijka: Ku soo dhawaada barnaamij gaar ah oo Radio luuliyo u-hibeeyay Xuska Maal-maha taariikhigaa ee ummada Soomaaliyeed.   Marka laga hadlayo taariikhda dalwalba oo ka mid ah dunida aanu ku noolahay waxaa uu leeyahay maalmo ku dheer...

Jun 26 2009 / No comment / Read More »

Waraysi: Mudane Cali Jamac oo ka waramay qaab-nololeedka Soomaalida dagan dalk Holland »

Waraysi: Mudane Cali Jamac oo ka waramay qaab-nololeedka Soomaalida dagan dalk Holland

Cali Jamac Cabdille oo loo yaqaan “Cali-kawaan” booqasho gaabana ku yimid Magaalada Columbus ee dalka Mareykanka ayaa warasi kooban siiyay Radio Luuliyo, waxaa warysiga qaaday Axmed Kooj. Waxaa uu waraysigiisa uga hadlay qaab nololeedka Soomaalida Hollan dagan, asagoo bar-bardhigaya dadka Soomaaliyeed ee dagan magaaldan Columbus...

Jun 21 2009 / No comment / Read More »

FAAQIDAADA

Xuska Maal-maha Taariikhigaa 26ka Juun & 1da Luuliyo »

Xuska Maal-maha Taariikhigaa 26ka Juun & 1da LuuliyoBisheebaan Ku ladnay Bisheebaan Liibaanay Bisheebaan Libtii Haleelnay Halkan Ka dhagayso Barnaamijka: Ku soo dhawaada barnaamij gaar ah oo Radio luuliyo u-hibeeyay Xuska Maal-maha taariikhigaa ee ummada...

Jun 26 2009 / No comment / Read More »

Madaxweyne Obama & khodbadiisii Qaahira »

Madaxweyne Obama & khodbadiisii QaahiraAbdirizak Ahmed ayaa Faaqidaada Radio Luuliyo ku qaadaa dhigaynaa Khodbadii madaxweyne Obama ee uu ka jeediyay dalka Masar, Qaabkii loo arkay iyo dareenka caalamka Ismaalka ee khodbadii kadib ayaa...

Jun 7 2009 / No comment / Read More »
Advertisement

DHACDOOYINKA TODOBAADKA

U.S. Diplomatic Action Against Piracy and Eritrea on Somalia

U.S. Diplomatic Action Against Piracy and Eritrea on Somalia

U.S. Takes Diplomatic Action Against Piracy and Insists Eritrea Stop Fomenting Violence in Somalia The United States has taken a leading role in the Contact Group for Piracy off the Coast of Somalia,...

May 15, 2009 / More »

HORUMARKA BULSHADA

Fariinta Waddaniga: Waraysi Kamal Xaaji Guuled

Fariinta Waddaniga: Waraysi Kamal Xaaji Guuled

Fariinta wadaniga waa barnaamij taxanaa oo ay isku soo duba ridaan Ururuka Wadaniyiinta Soomaaliyeed, waxaana si gooni ah u daadihinaya barnaamijkaan wariye C. C. Faryaamo oo ku sugan dalka Pakistan. Qeybtan ugu horeysa...

Jun 21, 2009 / More »

XOGTA HOOSE

White House, Lawmakers to Meet on Immigration

White House, Lawmakers to Meet on Immigration

WASHINGTON-(WSJ): President Barack Obama will gather congressional leaders at the White House next month to launch a policy discussion on immigration, according to an administration official, but legislative action isn’t likely until next...

May 20, 2009 / More »

CAAFIMAADKA

Sexual-Harassment Cases Plague U.N.

Sexual-Harassment Cases Plague U.N.

NEWYORK (WSJ): The United Nations, which aspires to protect human rights around the world, is struggling to deal with an embarrassing string of sexual-harassment complaints within its own ranks. Many U.N. workers who have...

May 20, 2009 / More »

DADKA & DEEGAANKA

Nasiibdarada Calanka Damiirlaaweyaasha

Nasiibdarada Calanka Damiirlaaweyaasha

C/Naasir J. Waandaa: USA. Maanta oo taariikhdu ahayd 07/01/2009 ahaydna 49 guuridii kasoo wareegtay xiligii wadankii Soomaaliya ka xoroobay cadawyada soo jireenka ahaa ee diimeed ayaa ahayd maalin mugdi uu galay calanka qarankaas...

Jul 2, 2009 / More » 49 guuradii 1da Luuliyo oo lagu maamuusay calan saarid aqalka looga arrimiyo gobolka Ohio (Ohio State House)

49 guuradii 1da Luuliyo oo lagu maamuusay calan saarid aqalka looga arrimiyo gobolka Ohio (Ohio State House)

Ahmed Hosh (Luuliyo) Columbus, Ohio:  Calanka Soomaaliya ayaa si rasmin ah looga taagay aqalka looga arrimiyo gobolka Ohio ee looyaqaan Ohio State House. Calan saarida ayaa lagu maamuusayay maanta oo ku aadan maalintii...

Jul 1, 2009 / More »

FANKA & SUUGAANTA

Waraysi Fanaanka Weyn ee Gulled Axmed

Waraysi Fanaanka Weyn ee Gulled Axmed

Barnaamijkanagii Fanka & Suugaanta ayaan waraysi gaar ah la yeelanay Fanaanka  Gulled Axmed oo nagu soo booqday Studio Radio Luuliyo ee magaalda Columbus Ohio. Gulled Axmed waxaa uu daygan yahay magaalada Huoston Tx....

Jun 7, 2009 / More » New Routes’ immigrant project “Egal Shidad” aims to solve Somali mental health problems through new media

New Routes’ immigrant project “Egal Shidad” aims to solve Somali mental health problems through new media

MADISON, WI, March 31, 2009 – As stories of despair in the Somali immigrant community continue to make news headlines, one project is trying to make a positive impact on Somali mental health...

Apr 1, 2009 / More »

MAQAALADA

Nasiibdarada Calanka Damiirlaaweyaasha

Nasiibdarada Calanka Damiirlaaweyaasha

C/Naasir J. Waandaa: USA. Maanta oo taariikhdu ahayd 07/01/2009 ahaydna 49 guuridii kasoo wareegtay xiligii wadankii Soomaaliya ka xoroobay cadawyada soo jireenka ahaa ee diimeed ayaa ahayd maalin mugdi uu galay calanka qarankaas...

Jul 2, 2009 / More » Kooxaha Islaamiyiinta Hubaysan ee Soomaaliya waa iimaan Laaweyaal!

Kooxaha Islaamiyiinta Hubaysan ee Soomaaliya waa iimaan Laaweyaal!

Beryahan dambe dalka Soomaaliya waxa ka taabbo galay kooxo u nasab sheegta diinta Islaamka oo wada hubaysan. Al-Shabaab, Ahlu Sunna, Xisbul Islaam, Al-Islaax, Al-Salafiyah iyo Dowladda Islaamiga ah ayaa ka mid ah kooxaha...

Jul 1, 2009 / More »

SPORTS-CAYAARAHA

Tartankii Cayaaraha Ee Columbus Oo Si Fiican Ku Dhamaaday

Tartankii Cayaaraha Ee Columbus Oo Si Fiican Ku Dhamaaday

Mudo sadex bari ah kadib waxaa magaalada Columbus-Ohio si rasmi ah ugu soo gabao gaboobay tar-tankii cayaaraha k-cagta oo Gu’ kasta bisha Abriil ka dahca magaaldan. Tar-tanka oo bilowday maalintii Jimcaha socdayna sadex...

Apr 12, 2009 / More » KICK OUT- Tartankii Kubada Cagta Oo Ka bilowday Columbus

KICK OUT- Tartankii Kubada Cagta Oo Ka bilowday Columbus

Coluumbus, Ohio - Jimce Abril 10, 2009 waxaa si rasmi ah uga furmay tartanka ciyaaraha k/cagta oo u furmay 16 kooxood oo isaga kala yimid dalka Mareykanka gudihiisa iyo dalka Canada. Tartankan oo...

Apr 10, 2009 / More »
Advertisement Egal Shidad: Stories of Somali Health
Search by Date
Search by Category
Search with Google

Tag Cloud